Xildhibaan Yuusuf Aadan Xaaji oo Kamida Baarlamaanka Kenya oo Xaqiijiyay Inay Kulmeen Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Kenya
May 29, 2025 - Written by admin
Xildhibaan Yuusuf Aaden Xaaji oo kamid xildhibaanada Kenya ayaa ka hadlayey furitaankii dhismaha cusub ee xafiiska Somaliland ee Kenya ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan waftiga Madaxweynaha Somaliland.
