maal Qabeen Elon Musk oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump
June 4, 2025 - Written by admin
Maal-qabeenka Adduunka Elon Musk ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynaha Marykanka Donald Trump oo khilaaf culus soo kala dhexgalay, islamarkaana sababtay inuu xilkii iyo xafiiskii loo magacaabay uu ka tago Taajirka Dunida Elon Musk.
Elon Musk ayaa si adag u cambaareeyey saxeexa Madaxwayne Trump ee nidaamka cashuuraha oo uu ku tilmaamay foolx-xumo weyn iyo wax laga xumaado, sidoo kalena waxa uu sheegay inay ceeb u sugnaatay kuwii u codeeyey Trump.
“Ceeb baa u sugnaatay kuwii u codeeyey” ayaa uu Elon Musk ku yidhi qoraal uu ku baahiyey bartiisa X (Twitter).