“Dawladii Cirro Waa Dawlad Garxajis Habar Awalna Waa Laga Dareeriyay, Maxaabiisteeni Laascaanod Xidhnayd Waa Loo Dawasho Tagaa”Eng. Faysal Cali waraabe’Daawo Muuqaal
June 6, 2025 - Written by admin
“Dawladii Cirro Waa Dawlad Garxajis Habar Awalna Waa Laga Dareeriyay, Maxaabiisteeni Laascaanod Xidhnayd Waa Loo Dawasho Tagaa oo Kuwii Daaroodka Lacagta Loogu Siidaayay Ayaa Utagay Ragii Soo Qabqabtay oo Yidhi Adna Waad Xidhantay Ana Weykan Laysoo Daayay Ma Ceeb Ka Weyn Arinkaas Ayaa Jirta”Eng. Faysal Cali Waraabe