berberatoday.com
Berbera: Fure Siyaasadeed oo Somaliland Ictiraafkeeda Ka Dhigi Kara Mid Dhakhso Lagu Gaadho”Garyaqaan Cali Diiriyr Maalitacab
June 7, 2025 - Written by admin
Berbera: Fure Siyaasadeed oo Somaliland Ictiraafkeeda Ka Dhigi Kara Mid Dhakhso lagu gaadho.
Berbera waa deked muhiim u ah Somaliland iyo geeska Africa. Waxay hoy u noqotay danaha istaraatijiga ah ee Maraykanka, Ethiopia, Emaraadka iyo dalal kale oo doonaya inay saamayn ku yeeshan marin-biyoodka muhiimka ah ee Baabul-Mandab.
Maanta, Berbera maaha kaliya deked. Waa saldhig siyaasadeed iyo mid militari oo Somaliland ku kasban karto garashada beesha caalamka. Haddii fursaddan aynu si fiican uga faaidaysano, Berbera waxay noqon kartaa wadada ay Somaliland ku gaadho ictiraaf rasmiya. Waxaan kalsooni buuxda ku qabaa in madaxwaynaha qaranka JSL Cabdiraxmaan Cirro oo ah diplomaasi rug cadaayi uu ka midho-dhalin doono rajaddan; hogaamintiisana aynu ku kasban doono Ictiraaf Caalamiya.
By: Garyaqaan Ali Maalintacab

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews