berberatoday.com
Baarlamanka Mareykanka oo La Horgeeyay Qadiyada Somaliland Iyo Xukuumada oo War Kasoo Saartay
June 14, 2025 - Written by admin
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bogaadisay Xildhibaan Scott Perry oo ka tirsan Congress-ka Maraykanka oo curiyay hindise sharciyeed ku wajahan “Aqoonsiga madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.”
Siday werisay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa ku ammaanay xildhibaan Scott Perry xeerkan uu hal abuuray oo uu ku sifeeyay tallaabo hore loo qaaday.
Wasiirka Arrimaha Dibaddu wuxuu xusay in Xildhibaan Scott Perry oo ka tirsan xisbiga Jamhuuroga Maraykanku uu sameeyay geesinimo.
Wasiir Cabdiraxmaan Daahir Aadan wuxuu caddeeyay in Xukuumadda Somaliland uga mahadcelinayso xildhibaankan horumarka uu ka sameeyay sharcigan gaarka ka dhigaya in Somaliland loo aqoonsado waddan madaxbannaan.
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ayaa dhawaan kula kulmay Maraykanka xildhibaan Scott Perry oo ay ka wadahadleen dardargelinta taageerada qaddiyadda Somaliland.
Mashruucan sharci wuxuu dib u qaabayn doonaa isla markaana lagu sallayn doonaa siyaasadda cusub ee Arrimaha dibadda Maraykanka oo iskaashi la yeellan doonta Somaliland oo ah dal muhiimad istaraatajiyaddeed leh, isla markaana nabdoon oo gaarkiisa isku xukuma.
May be an image of 2 people

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews