berberatoday.com
Nooc Kamida Jimicsiga oo Xal Caafimaad Unoqon Kara Nooc Kamid Ah Xanuunka Kansalka
June 14, 2025 - Written by admin
Jimicsiga oo xal u noqon kara nooc ka mid ah Kansarka.
Hargeysa (Dawan) Barnaamij jimicsi oo loogu talagalay bukaanada qaba Kansarka mindhicirka ayaa hoos u dhigi kara halista dhimashada ilaa saddex meelood meel, sida lagu ogaaday daraasad ballaaran oo caalami ah .
Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in jimicsigu uusan ahayn mid badan oo adag, islamarkaana nooc kasta oo jimicsi ah, ha ahaado dabaal, ama jimicsi kale uu shaqayn karo oo anfici karo bulshada.
Natiijooyinkani waxay beddeli karaan sida Kansarka mindhicirka loo daweeyo caalamka oo dhan.
Saynisyahannadu durba waxey baarayaan in barnaamijyo jimicsi oo la mid ah kan ay kordhin Karaan fursadaha ay ku badbaadi karaan dadka qaba cudurro kale, sida kansarka naasaha.
Daraasadda, barnaamijka jimicsiga oo socotay saddex sano ayaa la bilaabay wax yar kadib marka la dhammeeyay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado daweynta cudurrada qaar gaarahaan kansarka.
May be an image of 1 person and smiling

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews