Weftigii Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Hogaaminaayay ee Dalka Qatar Booqashada Ku Joogay oo Dalka Kusoo Waajahan
July 2, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hogaaminaayey ee maalmihii u danbeeyey safarka shaqo ku joogay dalka Qatar, ayaa si rasmi safarkoodii u soo gabagaboobay, kuna soo jeeda dalkoodii hooyo.