berberatoday.com
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ha Loogu Dhaarto In 18 May Iyo 26 Juun Isku Mid Yihiin. Waxa Qoray :-Cali Cabdi Coomay
July 6, 2025 - Written by admin
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ha loogu dhaarto in 18 May iyo 26 Juun isku mid yihiin.
Waxa Qoray :-Cali Cabdi Coomay
= Madaxweyne Cigaal ‘ AHN’ ayaa 1997-kii soo dhisay dawlad aanay SNM ku jirin, oo u badan dawladdii Maxamed Siyaad. Markaasay saraakiishii SNM yidhaaheen meeshiiba FAQASH miidhan ayuu ka dhigay. Cigaal ayaa ugu jawaaabay” Saraakiisha ugu dhaarta in la isa saamaxay oo dawlad Soomaalilaan la yidhaa la wada dhistay.
Prof. Samatar tan iyo markii uu Soomaalilaan ku soo noqday wuxuu madallo badan ka sheegay in aan xuska 18 May loo wada dhamayn, hasayeeshee 26 Juun loo dhammaa. Waa dood qabiil ah, oo micnaheedu yahay ISAAQ ayaa 18 May leh, reeraha kale lama laha. Si meesha looga saaro doodda qabiilka ee Prof. Aaminsan yahay intan hoose ugu dhaarta.
= 18 May waa maalintii 26 Juun dib loo soo celiyey, ee la helay dawladnimadii ay wada lahaayeen reer Soomaalilaan oo dhammi. Haddii aan 18 May la heleen, may jiri lahayn Soomaalilaanta maanta joogta ee reer Awdal 8 sanno madaxweyne ka ahaayeen 23 sannadoodna madaxweyne ku xigeen ka ahaayeen.
Haddii aanay 18 May iman lahayn macangagii kursiga xoogga ku qabsaday ayuun baa joogi lahaa, markuu dhintana wiilkiisa Maslax ayaa kursiga fuuli lahaa.
Reer Awdalna weligood madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen may noqdeen. Si loo helo dawladnimadii 26 Juun ee la helay 18 May 1991, waxa ku naf waayey 100, 000 oo Isaaq ah, sidoo kale waxa dhulka lala simay shanta magaallo ee ugu weyn Soomaalilaanta maanta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews