“Waxa Layidhaahdaa Imika Dadka Dareenkooda Ayaa Laga Ganacsadaa, Balan Illaahay Dareenkiina Ka Ganacsan Maayo oo Intaan Maanta Iska Oohiyo Barri Nin Kale Noqon Maayo” Murashax Xildhibaan Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.
July 18, 2025 - Written by admin
“Waxa La yidhaahdaa imika dadka dareenkooda ayaa Laga Ganacsadaa Balan Illaahay Dareenkiina ka Ganacsan Maayo oo inta aan Maanta Iska oohiyo Barri nin kale noqon Maayo”
Murashax Xildhibaan Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.