Ciidamada Booliska Iyo Sirdoonka Qaranka oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Kudhiiglihii Dilka Ugeystay Labada Wiil
July 25, 2025 - Written by admin
Ciidanka Booliska JSL iyo Ciidamadama Sirdoonka Qaranka oo is kaashanayaa ayaa gacanta kusoo dhigay danabiilihi labada wiil dilka ugu gaystay magalada hargaysa
Isaga iyo hubkii uu dilka ku gaystayba haayada sirdoonka ayuu gacantooda ku jiraa
Berberatoday.com