“Tolkayo Ciise Muusaw Boqol Jeer Ayaanu Idinka Gudoonay Raalin Galintii Iyo Xaalkii Aad Nasiiseen’suldaan Mawliid Cali Sabayso”Daawo Muuqaal
July 25, 2025 - Written by admin
“Tolkayo Ciise Muusaw Boqol Jeer Ayaanu Idinka Gudoonay Raalin Galintii Iyo Xaalkii Aad Nasiiseen ee Ka Dhashay Khaladkii Dhacay Madaxaad Noo Saarantihiin Ciise Muusaw Rag Iyo Dumarba Qurba Joog Iyo Qolol Joogba, Walaalnimada Iyo Wada Dhalashada Birina Ma Goyso Biyana Ma Maydhaan”Suldaan Mawliid Cali Sabayso