berberatoday.com
Dawlada Turkiga oo Maamulka Putland Kala Arinsanaysa Markabkii Hubka Siday ee Gacanta maamulkaas Kujira
August 4, 2025 - Written by admin
Wefti ka socda dawladda Turkiga, ayaa maanta gaadhay maamul-goboleedka Puntland, kuwaasi oo la sheegay inay u socdaan sidii ay madaxda Puntland ugala hadli lahaayeen xaaladda Markabkii hubka sida oo toddobaadyo ka hor lagu qabtay xeebaha Puntland.
Sida ay qoreen warbaahinta Puntland iyo kuwa Soomaaliya, weftigan Turkiga oo ka socda safaaradda dowladda Turkiga ee Muqdisho iyo saraakiil ciidan oo Turkiga waxa saaka ay gaadheen Magaalada Boosaaso, iyagoo u socda sidii Puntland u soo dayn lahayd Markabkaasi hubka siday ee khilaafka xoogan ka dhex dhaliyey Puntland iyo Soomaaliya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews