Habeenkii Xalay oo Hargeysa Lagu Dilay Marxuum Yaasiin Saleebaan Quule oo Ahaa Ilaaliye Dhisme
August 4, 2025 - Written by admin
Alle Haw Naxaristo Waxa Xalay Magaalada Hargesa Gaar ahaan Degmada Macalin Haaruun Lagu Dilay Yaasin Saleebaan Quule Kaasi Oo Aan Lahayn Cindii Dishay.
Marxuumka La Dilay Ayaa Ilaaliye Ka Ahaa Ku Dhisme Kuyaala Xaafada Sheekh Nuur.
Dilka Marxuunka ayaa Loo Adeegsay Tooray Ama Mindi.
“Magaalada Hargeisa dilalka Kala Duwan ayaa Kadhacay Labadii Bilood Ee Udanbeeyay.