berberatoday.com
Askari Katirsan Ciidamada Milatariga Somaliland oo Berbera Ku Toogtay Ruux Haweena oo Geeriyootay
August 7, 2025 - Written by admin
Marxuumad Hibaaq Cabdilahi Cilmi oo ah Gabadhii Meydkeeda lasoo Gaadhsiiyay Cisbataalka Berbera Alle ha unaxariistee ayaa waxa lagu eedeeyay inuu toogtay Askari Ciidanka Milatariga katirsan oo doonayay Inuu raaci gaadhi Bus ah oo nooca rakaabka Qaada ah oo usocday Burco askariga oo usocday bari ayaa loo sheegay inuu basku buuxo kadibna Rasaas ayuu ku furay isagoo ka cadhaysan buska loo sheegay inuu buuxo waxaana sidaas ku dhimatay Marxuumada.
Goobta dilku kadhacay waa suuqa Dibiga Iska Eeg ee Berbera Askarigii ku eedaysnaa inuu dilka Geystay waa la hayaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews