Eheladda Labadii Marxuun ee Badhtamaha Hargaysa Lagu Toogtay oo Sheegay In Maalinta Jimcaha Labada Marxuum La Aasi Doono”Daawo Muuqaal
August 7, 2025 - Written by admin
Eheladda labadii Marxuun ee Badhtamaha magaladda Hargaysa lagu toogtay ayaa warbaahinta u sheegay in maalinta Jimcaha lagu aasi doono xabalaha Haleeya ee Hargeysa