berberatoday.com
”Kulankii Maanta ee Dhexmaray Xukuumadda Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Wax Natiijo Ah oo Bulshadu Ku Qancado Kama Soo Bixin”Siyaasi Anwar Cabdiraxmaan Warsame
August 9, 2025 - Written by admin
”Kulankii maanta ee dhexmaray Xukuumadda iyo shirkadaha isgaadhsiinta wax natiijo ah oo bulshadu ku qancado kama soo bixin.
Dadku waxay filayeen in Xukuumaddu si cad ganafka ugu dhufto heshiiska sharci-darrada ah ee labada shirkadood ku heshiiyeen, balse kulankaasi wuxuu ku dhammaaday wax aan midho dhal lahayn, taas oo niyad-jab ku keentay shacabka.
Bulshada reer Somaliland waxay muddo dheer dulqaad u muujiyeen adeegyada isgaadhsiinta iyo siyaasadaha ku aadan isgaadhsiinta ee dawladihii kala danbeeyay, inkasta oo noloshooda culaysyo badan ka jiraan. Haddaba, fashilka kulankan ayaa sii xoojiyay dareenka ah in Xukuumaddu aanay si dhab ah u difaacin danaha shacabka, taas oo halis u ah kalsoonida shacabka iyo xasilloonida suuqa xorta ah.”
Siyaasi Anwar Cabdiraxmaan Warsame

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews