Maxkamada Ciidamada Darajada Koowaad oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askarigii Dhawaan Berbera Ku Dilay Marxuumad Hibaaq Cabdillahi Cilmi oo Aheyd Rakaab Bas Saaran
August 10, 2025 - Written by admin
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee JSL ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Maxamud Diiriyeo ah Askrigii Berbera ku dilay Marxuumad Hibaaq Cabdilahi Cilmi oo Aheyd haweenay rakaab ahaan usaarnayd Gaadhi Bas ah.