Taageeradii Dawlada Shiiinuhu Ufidisay Jabhada Bariga Sool, Wuxuu Soo Dadajiyey Aqoonsiga Maraykanka ee Somaliland
August 15, 2025 - Written by admin
Taageeradii Dawlada Shiiinuhu u fidisay Jabhada Bariga Sool, wuxuu soo dadajiyey Aqoonsiga Maraykanka ee Somaliland.
Maraykanku markuu ku dhawaaqo aqoonsiga Somaliland ,waxaa iyana raacaya Wadamada kale ee reer Galbeedka iyo Wadamada Saaxiibka la ah Dawlada Maraykanka.
Hogaamiyaha Kooxda Bariga Sool, Cabdiqaadir Firdhiye wuu ku mahadsanaa isaga iyo Jabhadiisu inay la kulmaan .Safiirka Dawlada Shiinaha u jooga Soomaliya.
Xidhiidhkii dhex-maray Shiinaha iyo Jabhada Bariga Sool , waa mid kamida Kaadhadhka u shaqeeyey Jamhuuriyada Somaliland.
Ustaad Cabdiqaadir Firdhiye, waa nin Muxtaram ah oo ka shaqeeyey wax dani ugu jirto Qaranka Somaliland.
Jabahda Bariga Sool wuxuu Shiinuhu u isticimaalay Dagaal Wakaaladeed ( Proxywar), si uu cadaadis ugu saaro Somaliland oo xidhiidh la leh Twain.
{وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم}