berberatoday.com
Diblomaasiyiin Hore oo Mareykana oo Ku Baaqay Ina Gaadhay Xiligii La Aqoonsan Lahaa Somaliland
August 20, 2025 - Written by admin
Diblumaasiyiin hore oo Maraykan ah oo dabada ka riixaya aqoonsiga Somaliland.
Saddex dublamaasi oo hore oo Maraykan ah – Jendayi Frazer, Tibor Nagy, iyo Herman Cohen, oo dhammaantood hore u soo noqday kaaliyaha xoghaynta arrimaha dibadda ee Afrika ayaa ugu baaqaya Washington inay si rasmi ah u aqoonsato Somaliland dal madax-bannaan.
Waxay ku doodayaan in Somaliland ay isugu caddaysay Dunida nabad, dimuqraadiyad iyo xasillooni in ka badan 30 sano, inkastoo ay weli beesha caalamku ula dhaqmayso sidii qayb ka mid ah Soomaaliya.
Taageeradooda ayaa siinaysa Somaliland cod xoog leh oo ku wajahan Washington, halkaas oo ay ka socdaan doodaha ku saabsan aqoonsiga. Dadka reer Somaliland Iyo Sidoo Kale Falanqeeyayaal Dunida Ka Faaloodaa ayaa arrintan u arka horumar suurtagal ah oo furi kara ganacsi, maalgashi iyo iskaashi xooggan oo caalami ah.”
Africa Plus

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews