berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Cabdalle Maxamed Carab oo Gudida Nabad Galiyada Gobolka Awdal Kulan La Yeeshay
August 22, 2025 - Written by admin
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Cabdale Maxamed Carab, ayaa kulan kula yeeshay Xaruunta Gobolka Awdal Guddida Nabad-gelyada Gobolka Awdal, guddidaa oo uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Muxumud
Xasan Jaamac (Xodey) waxana ku wehelinaayay Taliyayaasha ciidamada Gobolka, sida Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Awdal, Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka, Taliyaha Ciidanka sirdoonka Gobolka Awdal, Taliyaha Xabsiga wayn ee magaalada Borama.
waxa layska waraystay amniga Gobolka xaalada nabad galyada Gobolka Awdal,
isla markaana ay dhamaan ciidamada kala duwan ee Gobolku si wacan shaqadooda u wataan.
wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mr Cabdalle maxamed Carab, ayaa uga mahad naqay kulankooda iyo shaqada fiican ee ay qaranka u hayaan, sidoo kalena ugu hanbalyeeyey sida qiimaha lahayd ee Loo soo dhaweeyey Ugaaska Guud ee Gobolka Awdal.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews