“Horraantii 70-aadkii, Sheekh Zayed Al Nahyan Wuxu Dhisay Waddada Udhaxaysa Burco Iyo Berbera Isaga Usii Maray Shirkad Laga Lahaa Talyaaniga”Ambsador Baashe Cawil
August 23, 2025 - Written by admin
“Horraantii 70-aadkii, Sheekh Zayed Al Nahyan waxa uu dhisay waddada u dhaxaysa Burco iyo Berbera isaga oo u sii maray shirkad laga lahaa Talyaaniga.
55 sano ka dib, inankiisu waxa uu qaaday wadadii uu maray Aabihii isaga oo dhisay jidka Berbera Corridor, casriyaynta madaarka Berbera, iyo dhismaha cisbitaalka Maxamed Bin Zayed ee Magaaladda Burco.
Allaah ha u naxariisto Sheekh Zayid, ajar iyo xasanaad dheeraad ahna haka siiyo hawlaha Wanaagsan ee uu qabtay, Reer Somaliland way uga mahadcelinayaan taageerada hagar la’aanta ah ee Imaaraadka.
Imaaraatka iyo madaxdoodana ilaahay ha barakeeyo” Amb. Baashe Cawil