|
berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Dastuur Jabin Ku Kacay, Sababta Halkan Ka Akhriso
August 31, 2025 - Written by adminMadaxwayne Cabdiraxmaan Ciiro Oo Jabiyay Qodobka 85-Aad Ee Dastuurka Dalka JSL Kadib Markii Uu Ku Kacay Inu Ganacsi Galo oo Maanta Saami Ka Iibsaday Bangiga Wadaag oo Hargeysa Saaka Laga Furay Madaxweynuhuna Ka Qeyb Galay Kuna Dhawaaqay Inuu Saami Ka iibsaday.
Lifaaqa Hoose Ka Akhriso Wuxuu Ka Qabo Dastuurka Dalku In Madaxweynuhu Mudada Uu Xilka Hayo Ganacsi Gali Karo.
Berberatoday.com
COMMENTS
|
||||
|