berberatoday.com
Dhulgariir Boqolaal Qof Ku Dhinteen oo Ku Dhiftay Dalka Afghanstan
September 1, 2025 - Written by admin
Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen dhul-gariir cabbirkiisu yahay 6.0 oo ku dhuftay bariga Afghanistan xalay.
Mas’uuliyiinta ayaa ka digay in tirada dhimashada ay noqon karto mid sareysa, iyadoo faahfaahin buuxda aan weli la helin, waana sababta ay u adagtahay in la qiyaaso khasaaraha saxda ah, maadaama deegaanku yahay mid fog oo buuraley ah.
Wararka ka imanaya xukuumadda Taliban ayaa sheegaya in dhowr guri ay ku dumeen dad ku jiray oo deganaa, halka saraakiil kale ay sheegeen in tuulooyin dhan ay gebi ahaanba bur-bureen.
Dad degaanka ah ayaa u sheegay warbaahinta in dhul gariirka iyo dhagaxaan waaweyni ay jareen wadooyinka gala meelaha u dhow goobta uu dhul-gariirku ka dhacay, taasoo micnaheedu yahay in ay waqti badan qaadan doonto in si buuxda loo ogaado khasaaraha dhabta ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews