Qaramada Midoobay oo Ka Digay Halista Tahriibta ee Biyaha Bada Udhexeeya Somaliya Iyo Yemen
September 15, 2025 - Written by admin
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay halista ka jirta biyaha u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Yemen oo ay sanad walba ku dhintaan dad badan oo tahriibayaal ah.
Hay’adda UNHCR , ayaa warbixin ay soo saartay Soomaaliya ku tilmaantay marinka muhaajiriinta Itoobiyaanka iyo Soomaalida .
Bishii August ee sanadkan, waxa xeebaha Yemen ku dhintay in ka badan 100 qof oo Itoobiyaan ahaa,, kuwaasoo doonyo ka raacay xeebaha Soomaaliya.