“Cida Maanta Ina Tidhaahda Ma Shiri Kartaa Waa Subeer Awal Ma Jiro”Suldaan Mawliid Sabayso”Daawo Muuqaal
September 22, 2025 - Written by admin
” Madaxwayne xukuumadaadu fara-galin bay nagu samaysay ,
Beesha Habar-awal waxaan leeyahay 25-ka bisha Garoonka xawaadle ayaa layskugu imanayaa 7-da subaxnimo , danteena ayaan halkaa kaga hadlaynaa ,
Cida tidhaa ma shiri -kartaan waa subeer awal ma jirro . ” Suldaan Mawliid Sabayste