berberatoday.com
Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye oo Maanta Shir Uga Furmay Hargeysa
October 11, 2025 - Written by admin
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐅𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐔𝐋𝐌𝐈𝐘𝐄 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲
Guddiga Fulinta Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta oo Sabti ah (11/10/2025) shir muhiim ah ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay xaasimadda Hargeysa.
Shirka oo uu hagayey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayeen Guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee xisbigu waxa uu daaranaa wadatashi xisbigu ka yeeshay xaaladda guud ee siyaasiga ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo xubnuhu halkaa ka soo jeediyeen doodo iyo aragtiyo la xidhiidha arrimihii laga hadlayey.
Shirarka Guddiga Fulinta iyo guud ahaan kuwa xisbiga, ayaa lagu ballamay inay sii socdaan.
Mustafe Cabdi Ciise (Shiine)
Afhayeenka Xisbiga KULMIYE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews