berberatoday.com
Baarlamaanka Yuhuuda oo Meelmariyay Inay Qaataan Dhulka Daanta Galbeed ee Falastiiniyiinta Laga Haysto Lagana Dhigo Dhul Israaiil Leedahay
October 23, 2025 - Written by admin
Baarlamaanka Israail ee Knesset, ayaa shalay ansixiyay akhrinta koowaad ee hindise sharciyeed u oggolaanaya inay Israa|l qaadato Daanta Galbeed ee dhulka Falastiiniyiinta la heysto oo loo aqoonsado dhul ay Israa|l leedahay ,waxayna arrintan gudaha Israa|l ka dhalisay khilaaf xisbiga uu Netanyahu hoggaamiyo ee Likud ayaa iska diiday inay qaraarkan u codeeyaan, iyagoo diidmadooda ku sabeeyay in qaraarkan uu dhaawacayo xiriirka Israa|l iyo Mareykanka.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa qaraarkan akhrintiisa la meelmariyay isagoo ku sugan gudaha Israa|l, wuxuu yiri ; “Codbixintii Knesset ee ku saabsan ku biirinta Daanta Galbeed waxay ahayd arrin yaab leh. Haddii ay ahayd xeelad siyaasadeed, waxay ahayd xeelad siyaasadeed oo nacasnimo ah, waxaana dareemayaa in la i aflagaadeeyay. Ma oggolaan doonno in Israa’iil ku darto Daanta Galbeed, mana aanan ku qanacsanayn codbixintaas.”
Trump,ayaa dhankiisa isagoo la hadlaya majaladda Time oo la weydiiyay suurtagalnimada in lagu daro Daanta Galbeed dhulka Israa|l, wuxuu yiri:
“Taasi ma dhici doonto, sababtoo ah waxaan ballan u qaaday dalalka Carabta. israa|l waxay lumin doontaa dhammaan taageerada ay ka haysato Mareykanka haddii ay arrintaas sameyso.”
Maxay Israa|l muhiim ugu tahay Daanta Galbeed?
Haddii Israa|l ay qaadato Daanta Galbeed oo loo ansixiyay dhul ay leedahay , markaa waxaa meesha ka baxaya doonista Falastiiniyiinta ee inay helaan dawlad madax bannaan oo Falastiini ah, sida lagu qeexay qaraarrada Qaramada Midoobay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews