berberatoday.com
๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐ž๐ž ๐–๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐ฌ๐ฅ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐
October 25, 2025 - Written by admin
1. Fadhigii 38-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland kaas oo lagaga hadlay qodomo muhiim u ah jiritaanka qaranimada Somaliand.
2. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Madaxtooyada kulan Xog-warran Qaran ah kula yeeshay Hoggaanka sare ee Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland: Waddani, Kaah iyo Kulmiye.
3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa u safar shaqo ku tagay magaalada Ceerigaabo, si uu uga qayb galo Shirkii Qaran ee Nabadda, kaas oo lagu xoojinayay wadajirka, isu-soo dhawaanshaha nabadda bulshada walaalaha ah ee ku wada nool magaalada Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag.
4. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Kaadirka Xisbiga WADDANI ee Gobolka Sanaag. Madaxweynaha waxa kulankiisa ku wehelinayey, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo hawl-wadeeno ka tirsan Xukuumadda.
5. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Ceerigaabo kulan muhiim ah la yeeshay Waxgaradka, Waayeelka, Haldoorka iyo Hoggaanka Dhaqanka ee Degmada Ceerigaabo, isaga oo kala hadlay arrimo Qaran oo la xidhiidha nabadda, wadajirka iyo horumarinta bulshada.
6. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan muhiim ah oo Xog-warran Qaran ah la yeeshay Shir-guddoonka Labada Gole Qaran, Guurtida iyo Wakiillada iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
7. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qayb-galay xafladda qalin-jabinta Jaamacadda Sanaag, Dufcaddii 11-aad oo ay ka qalin-jabiyeen arday ku dhaw 200 oo 55% ay yihiin hablo, isaga oo halkaas ka jeediyey hadallo dhiirrigelin, duco iyo dardaaran.
8. Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka oo ay weheliyaan masuuliyiinta cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa qalab caafimaad kala wareegay hay’adda qaxoontiga adduunka ee UNHCR.
9. Hay’adda Horumarinta Waddooyinka ayaa Shaacisey Wajiga labaad ee qiimaynta lacageed ee qandaraaska shirkadaha u tartamaya kormeerka dhismaha Wadada Lowyo-Cado Ilaa Saylac.
10. Guddida Dib-u-Habaynta Caddaaladda ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan heer sare ah oo diiradda lagu saarayay u diyaar-garowga Shirweynaha Qaran ee Caddaaladda, kaas oo qorshaysan dhammaadka sannadkan.
11.Xukuumadaa JSL ayaa deeq raashin iyo biyo iskugu jirta gaadhsiisay deegaano hoos yimaada gobolka Buuhoodle.
12. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL, ayaa Xuska Maalinta Reer Guuraaga Ku qabatay Gobolka Hawd, Gaar ahaan Magaalada Bali-Gubadle.
13. Urrurada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ay Hogaaminayso Dallada Guud ee Urrurada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland (SONSAF) ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xukuumadda Somaliland kaas oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland.
14. Wasiirka horumarinta caafimaadka Dr.Xuseen Bashiir Xirsi iyo iyo masuuliyiinta wakaaladda madbacadda qaranka Somaliland ayaa kulan ku yeeshay xarunta madbacada qaranka ee magaalada Hargeysa.
15. Hay’ada Cilmibaadhista Beeraha Somaliland iyo Mac’hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa kala Sexeexday heshiis .
16. Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee Kenya, Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa gaadhsiiyey qoyska Raโ€™iisal-wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, dhambaal tacsi ah oo uu uga siday Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
17. Agaasimaha mac-hadka shaqaalaha dawladda ayaa dhul loo qorsheeyey in laga dhiso xarunta Machadka Shaqaalaha gobolka Sanaag kala wareegay wasaaradda Hawlaha guud JSL.
๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ฐ๐š๐ค๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐’๐Ž๐‹๐๐€

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 
๏ปฟ