berberatoday.com
Maxkamada Degmada Hargeysa oo Xadhig Iyo Ganaax Lacageed Ku Xukuntay Dambiile Cumar Qaro oo Baraha Bulshada Ku Baahiyay Muuqaalo Anshax Xumo Ah
October 25, 2025 - Written by admin
Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shilin Somaliland ah ku xukuntay Dambiile Cumar Maxamed Ibraahim, kaasi oo dhawaan ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib markii lagu helay faafinta Muuqaallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, dhaqanka suubban iyo badqabka bulshada.
Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaan cid kasta oo ku hawlan dhaqamada kasoo horjeeda Diinta Islaamka, dhaqanka suubban ee bulshada Jamhuuriyadda Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews