berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Iyo Safiirka Dalka Taiwan ee Somaliland oo Siwada Jira Udhagax Dhigay Dhismaha Cisbataal Casriya oo Hargeysa Laga Hirgalinayo
October 27, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhakhtarka Taiwan (𝐓𝐚𝐢𝐰𝐚𝐧 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫) iyo Casriyeynta Cisbitaalka Hargeysa. Mashruucan ballaadhan waxa maalgelisay Dawladda aynu saaxiibka nahay ee Taiwan, kaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona horumarinta adeegyada caafimaadka ee dalka.
Munaasibadda dhagax-dhigga Xarunta Dhakhtarka Taiwan (Taiwan Medical Center) ayaa ahayd mid ka tarjumaysay saaxiibtinimada iyo iskaashiga qotada dheer leh ee ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Somaliland iyo Taiwan, iyaga oo labada dhinac ay si joogto ah uga wada shaqayn doonaan horumarinta caafimaadka, waxbarashada, tiknoolajiyadda iyo kobcinta xirfadaha iyo aqoonta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka.
Madaxweynuhu waxa uu halkaas ka jeediyey hadal miisaan leh oo xambaarsanaa mahadnaq qoto dheer iyo dareen iskaashi, isaga oo Dowladda iyo Shacabka dalka Taiwan ku ammaanay taageerada ay la garab taagan yihiin dadka iyo dalka Somaliland, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee waxtarka u leh nolosha bulshada reer Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dalka Taiwan uu yahay saaxiib weyn oo ay Somaliland leedahay oo la isu hallayn karo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews