Warbaahinta Dalka Masar Ee Daily News Agency Ayaa Sheegtay Inay Badhitano Ay Sameysay Ku Xaqiijisay Aqoonsiga Somaliland Helayso Dhamaadka Sanadkan 2025-ka
October 27, 2025 - Written by admin
Aqoonsiga Somaliland: Warbaahinta Dalka Masar Ee Daily News agency ayaa sheegtay in ay badhitano ay sameysay ku xaqiijisay Aqoonsiga Somaliland helayso dhamaadka sanadkan.
Dalal ka badan 21 dal ayaa diyaariyay aqoonsiga Somaliland.
