berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha oo Xadhiga Kajaray Saldhig Iyo Qeyb Boolis oo Hargeysa Laga Hirgaliyay
October 29, 2025 - Written by admin
Wasiirro uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Maayarka Caasimadda Hargeysa, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska JSL ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray Saldhigga Degmada Gacan-libaax iyo Qaybta Booliska ee Bariga Hargeysa oo Dib-u-dhis lagu sameeyay.
Munaasibadda furitaanka oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska, iyo marti-sharaf kale.
Furitaanka labada xarumood ayaa ah tallaabo muhiim ah oo qayb ka ah dadaallada socda ee lagu horumarinayo kaabayaasha Ciidanka Booliska, iyadoo ujeeddadu tahay xoojinta amniga, hufnaanta shaqo, iyo tayeynta adeegyada ay bulshada u qabtaan Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
Dhismayaashan casriga ah waxa hirgeliyay Hogaanka Dhismaha ee Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews