Xukumada Somaliland oo 4 Wariye Ku Xidhay Magaalada Gabiley
October 29, 2025 - Written by admin
Afartan Saxafi oo ka mid ah Wariyeyaasha Madaxa banaan ee ka hawl-gala Gobolka Gabiley ayaa saaka lagu xidhay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.
Warbaahinta Gabiley ayaa baahisay xadhiga Suxufiyiinta iyada oo aanay ilaa hada xukuumaddu ka hadal Ujeedka Xadhigooda.
Berberatoday.com