berberatoday.com
Hageysa: Muruqmaal Ajaanib Ah oo 5,000 Slsh Ah Loo Dirayey Ay Ku Qaldantay $5,000 Dalkana Si Deg Deg Ah Uga Baxay
November 3, 2025 - Written by admin
Hageysa: Muruqmaal Ajaanib ah oo 5,000 Slsh loo dirayey oo ay ku qaldantay $5,000 Dalkana uga baxay si kedis ah.
Akhriso dhacdadan oo lagu baahiyey barta VOSS TV
DHACDO HARGEYSA.
Maalintii shalay ahayd meherad ku taalla Suuq Madiina ayaa nin xamaal ah allaab u soo qaaday. Lacagta uu allaabta ku soo qaaday shan kun oo Shilinka Somaliland ah ayay ahayd. Markuu u dirrayay unbuu u diray shan kun oo Dollar, halkii uu uga diri lahaa shan kun oo Shilinka Somaliland ah.
Ninkii shaqo badan ayuu hayay oo moobelka maba sii fiirin. Saacado keddib unbaa la tabay. Ninkii xamaalka oo Misgana lagu magacaabo markiiba sariflayal ayuu u tagay. Lacagtii waxay ugu warreejiyen akoon Comercial Bank Itoobiya ah. Iyagoo ka dirray saddex akoono kala duwan Hargeysa dhexdeedda. Ninkana qaxooti ahaan ayuu ku joogay, oo Kaarkisa ka caawiyay in lacag badan gali karto Simkaarkisa sida ay sheegen dhibannayashu. Markuu badashayna gaadhi koontarada intuu qaatay ayuu Wajaale afartii galabnimo ku tuurray Simkarkii.
Kooxda sariflayaasha faa’ido unbay eegtaan, ismayna waydiin ninkan siduu lacagta intaas le’eg ku keenay. Dhibannihiina ilaa shalay CID-Somaliland iyo Booliskaba wuu tagay laakin lama taagerin. Hadii warqad ama talleefanno Deeganka u soo diri lahayd Somaliland, waa la caawin lahaa dhibannaha, maadama wadda shaqayn labada dhinac ka dhaxayso. Ugu yarraan akoonka lacagta lagu shubay ayaa loo xannibi lahaa. Itoobiyana, iyadaaba raadisa akoonnada gudahaeeda ka furan ee sidda sharci-darrada ah dalka dibadiisa Dollarka loogu kala badallo. Xogtaa iyaga laftooda u baahnaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews