“Qabashada Shirka Garsoorka Waxa Awood Uleh Guddoomiyaha Maxkamadda Sare”Xoghayaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle
November 3, 2025 - Written by admin
Shirka Garsoorka waxa Awood u leh Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Wasaaradda Cadaaladdu waxa ay u xil saaran tahay Fulinta Go’aamada maamul ee ka soo baxa Guddida Cadaaladda.
Shirka Caddaalada waxa Awood u leh Wasiirka adaaladda maadaama oo uu Shir maamul yahay.
Shirka Cadaaladdu waa shir maamul waxa ka soo baxa ayaa la geynayaa Shirka Garsoorka”
Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland