“Wasiirka Gaadiidkaw Hadaad Kamid Tahay Mushkilada Ka Taagan Dekeda Qaranka Waxbaad Yeeshaye Kabax Arinta, Waxa Lay Sheegay Inay Shirkad Kaariyiin Ah Ay Samaysteen Xildhibaano Golaha Wakiilada Katirsan Iyagaana Xidhay Dekeda”Cali Qoryoolay
November 3, 2025 - Written by admin
“Wasiirka Gaadiidkaw Hadaad Kamid Tahay Mushkilada Ka Taagan Dekeda Qaranka Waxbaad Yeeshaye Kabax Arinta, Waxa Lay Sheegay Inay Shirkad Kaariyiin Ah Ay Samaysteen Xildhibaano Golaha Wakiilada Katirsan Iyagaana Xidhay Dekeda, Waanu Ashkataynaynaa Magacyadooda Hanoolo Qoro Golaha Wakiilada Ayaanu Geynaynaaye”Qoraa Cali Qoryoolay