Wefti Wasiiro Ah oo Xukumada Somaliland Katirsan oo Safar Shaqo Ugu Baxay Xarunta Gobolka Selal ee Saylac
November 10, 2025 - Written by admin
Waxa Saaka Ka Amba Baxay Magaalada Hargeysa Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Cabdalle Maxmed Carab.
Weftigaas oo ay ka mid kamid Yihiin
1:Wasiirka dhalinyaro iyo Ciyaaraha
2: Wasiirka Biyaha.
3: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta.
4:Wasiirka Macdanta iyo Tamarka
5: Wasiirka Kaluumaysiga.
6: Wasiirka Warfaafinta.
7: Wasiir Kuxgeenka Ganacsiga.
8: Wasiirka kuxigeenka xidhiidhka Golayaasha.
9: Xildhibaan Golaha Guurtida ah.
10: Abaanduulaha Ciidanka Qaranka.
11: Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska.
Weftigan Balaadhan Ayaa hawlo Shaqo ugu baxay Gobolada Salal iyo Awdal.