Xisbiga Mucaraadka Ah ee Kulmiye oo Xukumada Somaliland Ku Bogaadiyay Sida Buuxda Ay Ukaantarooshay Hawada Dalka
November 14, 2025 - Written by admin
Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa Bogaadiyay iney Xukuumadda Somaliland si buuxda ula soo noqoto gacan ku haynta Hawadeedda.
Qoraal uu soo saaray Xisbigu ayaa lagu sheegay iney soo dhoweynayaan go’aanka ay ururka Caalamiga ah ee duulimaadyada IATA ku cadeeyay in Maddaarada Somaliland lagu soo galayo dal ku galka Somaliland oo aanay qayb ka ahayn nidaamka E-vissa ee Somaliya.
Kulmiye ayaa shacabka kula dardaarmay iney sii wadaan dedaalkooda ay ku difaacayaan qaran
nimada Somaliland.