berberatoday.com
40 Qof oo Hindiya oo Cimro Uyimi Dalka Sucuudiga oo Shil baabuur Ku Geeriyooday
November 17, 2025 - Written by admin
In ka badan 40 qof oo u dhashay Hindiya , ayaa ku geeriyooday markii uu dab qabsaday bas ka qaaday magaalada barakaysan ee Makka , iyagoo ku socday magaalada Madiina. Shilkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii saacadihii hore ee maanta baskan ay la socdeen dad cumraysanaya uu ku dhacay gaari booyad shidaalka qaada ah.
20 haween ah iyo 11 carruur ah ayaa ku jira dadka ku geeriyooday shilkan oo badankood ka yimid magaalada Hyderabad ee dalka Hindiya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews