Shacabka Dalka Ecuador oo Afti Dadweyne Ku Diiday Ina Dalkooda Dalal Shisheeye Saldhigyo Ciidan Ku Yeeshaan
November 17, 2025 - Written by admin
Shacabka dalka Ecuador, ayaa afti laga qaaday ku diiday in dalkooda ay saldhigyo milatari ku yeeshaan wadamo kale , waxaana 90% ay dadku u codeeyaan maya. Mareykanka, ayaa doonaya in uu ku soo laabto saldhigigiisa magaalada Manta oo ku taalla badweynta Pacific, oo uu kala dagaalami jiray kooxaha ka ganacsada xashiishadda.
