Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Umagacaabay Taliye Kuxigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Sareete Guuto Cabdi Axmed Tiir
November 18, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa maanta u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdi Axmed Yuusuf (Tiir) inuu noqdo Taliye-ku-xigeenka 1aad ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland
