berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka Cabdale Sandheere oo Gudoomiyay Shirka Nabad Galiyada ee Saylac
November 22, 2025 - Written by admin

asiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab, ayaa maanta gudoomiyay shirkii Amniga Gobolku Selel.
Shirka Amniga Gobolka oo ay ka soo qayb galeen, Badhasaabka Gobolka Selel, Taliye ku xigeenka 2aad ee Ciidanka Booliska, Maayarka Magaalada Saylac, Masuuliyiinta kala duwan ee Ciidamada ka hawl gala Gobolka Selel.
Badhasaabka Gobolka Selel, Cabdi Siciid Faahiye, ayaa ka war bixiyay xaalada guud ee nabadgelyada Gobolka Selel, oo uu sheegay in ay tahay mid fiican oo nabadgelyo ah, marka laga reebo, dambiyada yaryar ee sida caadiga ah u dhaca mooye.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Cabdale Maxamed Carab, ayaa isna si wayn u amaanay Badhasaabka iyo Masuuliyiinta laamaha kala duwan ee ka hawl gala Gobolka Selel sida fiican ee ay u wada shaqeeyaan, iyo sida ay heeganka ugu yihiin sugida Amniga Guud ee Gobolka Selel.
Kulanka maanta waxa wasiirka ku wehelinaayay Wasiirka Gaashaandhiga iyo xubno kale oo ka mid ah weftiga Heer Qaran ee ku sugan Gobolka Selel.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews