Khaasaraha shilalka Gadiidka ee 5-tii Sano ee Ugu Danbaysay Kadhacay Dalka Somaliland
November 25, 2025 - Written by admin
Khaasaraha shilalka Gadiidka ee 5-tii sano ee ugu danbaysay kadhacay Dalka Somaliland
1. 37,000 shil
2. 1000 qof dhimasho.
3. 25,000 oo dhawac ah.
4. 200 milyan oo hanti burburtay.
5. Boqolaal milyan oo dhaawaca lagu daweyay.
Wasiirka Gadiidka iyo Jidadka Cismaan Afgaab