berberatoday.com
Madaxweyne Hore Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Galbinaayay oo Loo Diiday Inay Galaan Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Iyo Rasaas Lays Weydaarsaday
December 1, 2025 - Written by admin
Rasaas ayaa laga maqlay afaafka hore ee garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa halkaas oo uu ka dhoofiyey madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi kaas oo u socday dalka Imaaraadka Carabta.
Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya muranka ka taagan afaafka hore ee garoonka Cigaal iyada oo xogta Berberatoday heshay tibaaxayso in la hor istaagay qaar ka mid ah baabuurtii gelbinaysay madaxweyne hore Muuse Biixi.
Sidoo kale waxa la dheehanayey Muuse Biixi iyo weftigiisa oo socod ku galay garoonka Cigaal isaga oo aan wax gaadiid ah wadan.
Xoghayihii hore ee madaxweyne Muuse Biixi Mubaarig Taani oo qoraal ku soo daabacay bartiisa Face book ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyey in ay is hor taag ku samaysay safarka madaxweynaha isaga oo falkan garoonka ka dhacay ku tilmaamay fal argagaxiso oo ay ka bixin doonaan jawaab deg deg ah.
Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in sidoo kale madaxweyne hore Biixi loo diiday qolka VIP ee madaxdu ka dhoofto.
Dhinaca xukuumadda gaar ahaanna maamuulka garoonka, laamaha ammaanka iyo Wasaaradda Duulista ayaan ilaa hadda wax war ah ka soo saarin dhacdadan ka dhacday garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews