Xog Cusub Jabuuti oo Duulaan Iyo Qorshaha Dagaalka Ciise?
December 7, 2025 - Written by admin
Xog Cusub Jabuuti oo Duulaan ku ah Saylac iyo Qorshaha Dagaalka Ciise?
Dowlada ayaa Hubay saynaysa Jabhad Ciise oo loo Qorshayey in ay Qabsato Magaalada Saylac iyadoo Dirayska laga dhigi doono Ciidanka Jabuuti.
Waxana loogu lebisayaa sida wararku sheegeyan Dharka lagu yaqaan Ciisaha waa Qorshe Halisa oo loo baahan yahay in lagu baraarugo Somaliland haysu diyaariso Dagaal Dhinacyo badani iska gaashan doonaan.