Xukumada Somaliland oo Go,aan Kasoo Saartay Gaadiidka Dadweynaha ee Guran
December 7, 2025 - Written by admin
Wasaarada Gaadidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ayaa go’aan kasoo saartay Gaadiidka Guran ee Dadwaynaha iyo Gaadidka Labada albaaba leh Kana Mid yahiin Basaska iyo baabuurka Noah-da, Waxaanay Faramaysaa Dhamaan Ganacsatada Gaadiidka ayaa la faray in ay joojiyaan gaadiidkaasi
