Dawlada Xamar oo Bilawday Inay Diwaan Galinayso Macalimiinta Quraanka Dhiga
December 9, 2025 - Written by admin
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay markii ugu horeysay diwaangelinayso macalimiinta dadka bara Qur’aanka Kariimka ah.
Wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali , ayaa sheegay in aanay u dul qaadan doonin dacaayadaha laga faafiyo macalimiinta oo lagu eedeeyay in ay sameeyeen xadgudubyo ay kula kaceen carruurta ay wax baraan.