Dawlada Eriteria oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Baxaday Urur Goboleedka IGAD ee Ay Ku Midaysan Yihiin Dalalka Bariga Afrika
December 12, 2025 - Written by admin
Dawlada Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday urur Goboleedka IGAD ee ay ku mideysan yihiin dalalka Bariga qaarada Afrika, Eritrea ayaa ku eedeysay Ururka IGAD inanu dhex ka hayn arimaha dalalka ku midaysan .
Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili colaado ay ka jiran dalalka Gobolka , sida oo kalena laga cabi qabo inuu dagaal ka dhex qarxo dalalka Itoobiya iyo Eritrea.
waa markii labaad ee Eritrea ay ka baxdo Ururkan.