Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo Sii Xoogaystay Iyo Gudoomiye Maxamed Kaahin oo Soo Saaray Waraaq uu Xilka Kaga Hakinayo Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga
December 20, 2025 - Written by admin
Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maxamud Jaamac Warfaa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed Shaqadii Ka Joojiyay Kadib Markii Lagu Tuhmay Garabka Muuse Biixi Iyo Shirar uu Garabkaas Kala Qeyb Galay oo Lagu Eedeeyay.
