๐๐จโ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐: ๐
๐๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ฒ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐๐ฒ๐ฌ๐จ, ๐๐ข๐ข๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ซ๐๐๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ซ ๐๐๐ก๐๐ฒ. W/Q Wasiir hore Cabdiwali Suufi
December 21, 2025 - Written by admin
๐๐จโ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐: ๐
๐๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ฒ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐๐ฒ๐ฌ๐จ, ๐๐ข๐ข๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐๐๐ซ๐ซ๐๐๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ซ ๐๐๐ก๐๐ฒ.
W/Q Wasiir hore Cabdiwali Suufi
Sida xogaha soo baxaya ay sheegayaan ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐ ayaa sacaadihii u dambeeyay suuqa galiyey shidaal naafto ah oo tayadiisu hoosayso, wasakhduna ku badan tahay (๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ฉ๐ก๐ฎ๐ซ) oo heerkiisu gaadhayo ilaa ๐๐๐๐๐ฉ๐ฉ๐ฆ, halka halbeegga Somaliland yahay ๐๐๐ ๐ฉ๐ฉ๐ฆ.
Waxa xusid mudan in shidaalka noocan ah dunida laga joojiyey sababo la xidhiidha saamaynta ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง ee uu leeyahay, iyo ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐๐๐ฒ๐จ, gaar ahaan kuwa casriga ah.
Dhinaca kale, qiimaha shidaalkan wasakhaysan ayaa aad u sarreeya, kaalmaha shidaalka qaarkood waxa ay ku iibinayaan halkii litir ee naafto ah ๐,๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง. Shidaalkani markii uu dalka soo galay qiimihiisu aad ayuu uga hooseeyay shidaalka tayadiisu sarrayso, ๐ก๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐ฎโ๐๐๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ ๐ข๐ง๐ฅ๐๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐๐ฒ?. Waxa isna meesha ka baxay ballanqaadkii xukuumaddu ee ahaa in ay keenayso shidaal jaban oo ahaa sababtii loo cuskaday keenista shidaalka tayadiisu hoosayso.
Sidoo kale, waxa la dareemayaa ๐ฌ๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ ๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ gaar ahaaan naaftada, sababtuna ay tahay khalkhal ku yimid keenista shidaalka, waxa kale oo ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ง keenista shidaalka naaftada ah ee tayadeedu sarrayso sulfur-tuna ku yar tahay kadib markii xukuumaddu ee wax lagaga bedelay tayada shidaalka. ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ๐ค๐ฎ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ฌโ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ค๐ ๐๐ก ๐ฌ๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ ๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐.
Shidaal yaraanta iyo qiimaha kor u kacay waxa ay keeni karaan ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ซ-๐๐๐ซ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ญ๐จ, iyada marka horeba qaybo badan oo bulshada ka mid ahi ay la tacaalaysay nolol maalmeedka sababo la xidhiidha sicir-barar dalka hore uga jiray iyo qiimaha shillinka ee hooseeya oo ilaa imika xukuumaddu aanay waxba ka qaban.
๐๐๐๐๐๐, ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ก๐ฎ๐๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ ๐ฌ๐ก๐ข๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ฅ๐ ๐ค๐๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ค๐.